(Sawirro Cusub) Dhimashada Qaraxii Kabul oo Boqol kor u dhaaftay iyo Baroordiiq lagu dhawaaqay

Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay caasimada Afqaanistaan ee Kabul. Sida ay sheegeen saraakiisha dalka Afghanistan qaraxa ayaa waxaa ku dhintay illaa hadda dad ka badan 100 qof, waxaana sidoo ku dhaawacmay 158 kale. Kooxda weerarka Fulisay ayaa adeegsaday gaari ah nooca gurmadka degdega ah oo laga soo buuxiyay … Continue reading (Sawirro Cusub) Dhimashada Qaraxii Kabul oo Boqol kor u dhaaftay iyo Baroordiiq lagu dhawaaqay